Soomaaliya oo Dunida La Hortagtay Qaran Xisaabtami Kara !!

Shir sanadeedkii Bankiga Adduunka iyo Sanduuqa Maaliyadda Caalamka (IMF) ayaa October 14 ilaa 20, 2019 lagu qabtay magaalada Washington ee dalka Mareykanka. Shirkaas waxaa Soomaaliya uga qeybgalay wafdi uu hoggaaminayay Ra’iisul-wasaare Xasan Cali Khayre, waxaana laysku wareystay xaaladda dibuhabeynta dhaqaalaha Soomaaliyeed iyo dadaallada deyn cafinta. Dhinaca kale, shirku wuxuu ku soo beegmay xilli is-afgaranwaa ka dhashay warbixin … Continue reading Soomaaliya oo Dunida La Hortagtay Qaran Xisaabtami Kara !!